Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Heer Caalami Ah.

0
455

Madaxweynaha dowlada konfur galbeed somalia mudane Sharif Xasan Sheikh Adan ayaa maanta xafiskisa ku qabiley wafuud ka kala socota EU,SSF,Holland,Sweden,iyo Norway.

madaxweyene sharif xasan sheikh adan ayaa kulanka manta uu la qaatey masuliyinta waxaa looga hadlayey dhanka hormarada deganada konfur galbeed iyo dhismooyinka airport-yada sida baraawe iyo wadooyinka magaalooyinka deegaanada maamulka uu ka aramiyo.

Leave a Reply