Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Nairobi

0
269

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda fedraalka ah ee Somaliya Maxamed C/laahi farmaajo ayaa Goordhow gaaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ku wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee dowladda ayaa la filayaa in loo gudbiyo qasriga madaxtooyada Halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha wadanka Kenya.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa socdaalka ku wehliya masuuliyiin ka tirsan Sadexda gole ee dowladda, iyagoona aan si cad loo ogeyn Ujeedka socdaalkooda.

Leave a Reply