Madaxweyne Shariif Xasan Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bisha Ramadaan.

0
316

Madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan  ayaa  hambalyo ku aaddan  bisha barakaysan ee Ramadaan u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan umadda reer koonfur galbeed meel kasta oo ay joogaan.

Madaxweynaha Koonfur galbeed soomaaliya  ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay  in la iscafiyo oo la isku naxariisto islamarkaana la is caawiyo.

Shariif Xasan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ayaa sidoo kale ugu baaqay  kuwa wax haysta in ay afuriyaan bishan barakeysan ee Ramadaan kuwa kale ee aan waxbo haysan.

                                                 Halkaan Hoose Ka Dhageyso:-

Leave a Reply