(SAWIRO)Madaxweyne Shariif Xasan Oo Xaraga Kajarey Xarunta Wasaarada Warfaafinta KG

0
611

Munaasabadaan Xarag Jaraka Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyi Galinta Bulshada Dowlad Goboleedk Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Masuulintii Kaqeyb Galey Waxaa Ka Mid Ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Labada Gole Baarlamaanka Iyo Wasiirada Kg Odiyaasha Dhaqanka Agaasimaha (Radio KG) Cumar Mustafa Nuur Urarada Haweenka Dhalinyarada Iyo Shaqaalaha Radio Kg.

Dhamaan Masuulintii Kahadashey Xarag Jarka Wasaarada Warfaafinta Ayaa Waxey Hambaliyo Iyo Mahadnac Ujediyeen Wasiirka Warfaafinta Xasan Cabdi Maxamed Dhamaan Shaqaalaha Wasaarada Iyo Hay’adihii Gacanta Kageystey Dhismaha Wasaarada` Oo Ay Kamid Yihiin  IOM’Dalbile Shirkada Dhismaha Tawakal.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka KG Cabduqaadir Shariif Sheqena Maye Iyo Wasiirka Amniga Gudaha Kg Xasan Xaseen Maxamed (Elay) Ayaa Wasaarada Warfaafinta Ku Amaaney Howlaha Iyo Wacyi Galinta Bulashada Kawada Degaanada KG Iyagoo Sheegeyna In Wasaarada Warfaafinta Ay Tahay Mid Lagu Horumarin Karo Bulshada Iyo Degaanka.

Xasan Cabdi Maxamed Wasiirka Wasaarada Warfaafinta KG Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Dadaalka Iyo Juhdiga Lagu Bixiyey Dhismaha Wasaaradaan Isagoo Sheegey In Hay’ado Badan Gacan Ay Kageesteen Dhismahaan Iyagoo Kubixiyey Dhaqaalo Iyo Dadaal.

Wasiirka Ayaa Sheegey In Maanta Wasaarada Ay Heysato Meel Masuulinta Wasaarada Ay Ugu Soo Gaagi Donaan Iyo Si Lamid Ah Wariyaalkana Ay  U Tahay Wax Ay Kufaani Karaan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Xaraga Kajarey Wasaarada Isagoo Munasabadaasi Hadal Kajeedinaayey Ayaa Madaxweynaha Wasiirka Waxaa Uu Ku Amaaney Sida Howlkarnimada Leh Ee Ugu Dhiiradey Asigoo Kashanaya Hay’adaha Iyo Shirkadaha IOM’Dalbile Shirkada Dhismaha Tawakal Waxaana Uu Wasiirka Kuriyi In Xaruntaan Ay Tahay Halkii Loogu Adeegi Lahaa Bulshada Kg Iyo Wariyaasha KG Madaxweyne Shariif Xasan Ayaa Yiri Wariyaasha Waa Indhihii Afkii Iyo Dhegihii Bulshada Reer Koonfur Galbeed.

W/Q:Wariye: Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Sawire:Wariye: Siidcali Muuse  Maxamed (Ateera)

Leave a Reply