Xaaf Oo Kala Diray Golahii Deegaanka Ee Degmada Cadaado

0
119

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Maamaulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa lagu kala diray golahii deegaanka Cadaado.

Waxaa kaloo isla warkaan kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf lagu magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso warka qoraalka ah ee kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf:

Leave a Reply