Nin Al Shabaab Katirsanaa Oo Meydkiisa Lakeeney Magalada Baydhabo.

0
225

Mid Kamid Ah Askari Katirsanaa Kooxda Al Shabaab Ayaa Meydkiisa Lasoo Gaarsiyey Saldhiga Degmada Baydhabo Kadib Markii Ciidamo Katirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeeed Wadada Ay Ugaleen Kooxda Al Shabaab.

Iska Hor Umaadkaan Ayaa Waxaa Uu Kadhacey Inta Udhaxeyso Baydhabo Iyo Degmada Buur Hakaba Degaan Lagu Magacaabo Ugaarey.

Qasaaro Iskugu Jiraan Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Soo Wada Gaarey Labada Dhinac Ee Ku Dagaalamey Degaanka Ugaarey Iyadoo Isku Hor Imaadkaan Uu Yihim Kadib Markii Gaari Qaad Usidey Degmdada Buur Hakaba Dhaxda Ugaleen Kooxda Al Shabaab.

Dadka Degan Degaanka Ugaarey Ayaa Risaala U Shegeen In Labo Qof Shacab Ah Oo Gaariga Saarnayeen Ay Ku Dhinteen Halka Dhinaca Kooxda Al Shabaab Looga Diley Hal Askari.

Ilaa Iyo Hada Majiraan Wax Warar Ah Oo Kasoo Baxey Labada Dhinac Waa Al Shabaab Iyo Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka KG.

Leave a Reply