WARARKA MAANTA Puntland Oo Soo Saartay Amaro Ku Socda Xisbiyada Dalka By admin - February 21, 2019 0 232 Wasaaradda arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadeynta maamulka Puntland ayaa ku amartay xisbiyada siyaasadeed ee dalka in ay hakiyaan dhamaan wixii shaqo ah ay ka hayaan gudaha Puntland. Halkan hoose ka aqriso qoraalka