Robab in badan laga sugayey dalka somaliya o dib uga curtey gegano ka tirsan kgs

0
311

 

 

Guud ahan deska afrika ayaa waxaa ka curtey robab kuwaso loga bartey in ay da an xiliga guga

Robabkani ayaa waxa ay ahayen ku inta badan si ween logu sugayey  guud ahan dalka somaliya.

Sidoo kale robab kani ayaa waxa ay ka da een magalada baydhaba ahna Xarunta ku mel garka mamulka konfur galbed somaliya ,Hadaba robabkani ayaa samen ku yeshey dadka barac kac yasha ah,

 

 

Kusumaha  Madax Weynaha ahna Waziirka Wazaraadda amniga e gudaha  dowlad goboledka  konfur galbed somaliya ,Xasan Xusen Maxamed,Ayaa kormerey dadki bara kac yasha ahaa o robab kasi ay samenta ay ku yesheen kusimaha madax Weynaha ahna waziirka amniga konfur galbeed Xasan Xusen Maxamed

 

 

 

Ayaa baaq u direy guud ahaan hey adaha kahol gala deganada konfur galbed somali in ay deeq so garsiyaan dadkasi ku dhibateysan kamamka,  ku yala duledka magalada baydhaba Sidokale kusimaha madax Weynaha ahna waziirka wazaradda amniga dowlad goboledka konfur galbeed Somali ayaa agab ciidan garsiyey cidanka boliska  dowlad goboledka konfur galbed somaliya

 

 

 

 

Leave a Reply