Safiir Ali Saed Oo Dadaal Ku Bixinaya Dib U Soo Celinta Maxabiista Ku Xiran Xabsiyada Caalamka.

0
84

Waxaa Maanta Oo Taariikhdu Tahay 15 March 2018 Magaalada Muqdisho Kusoo Wajahan 29 Dhalinyaro Ah Oo ku xirneyd Xabsiyada Gariyaan, Iyo Tariqu Sika.Oo Dowlada Soomaaliya Ay Suurta Galisay In Dalka Lagu Soo Celiyo.

Safiirka Soomaaliya Ee Midowyga Yurub Cali Saciid Faqi Ayaa Sheegay In Xabsiyada Ay Booqdeen Ay Kusoo Arkeen Dhibaatooyinka Lagu Hayo Muhaajiriinta Soomaaliya, Isagoona Codsaday In Dhalinyaradan Dalkooda Dib Loogu Soo Celiyay Ay Helaan Shaqo Abuur iyo Waxbarasho Ay Dalka Iyo Dadka Wax Ugu Qabtaan.

Cali Faqi Waa Ruux Ay Ku Weyn Tahay Soomaalinimada Wuxuu Sidoo Kale Asagoo Kaashanaya Dowladda Soomaaliya Masuuliyad Gaar Ah Iska Saaray Dib Usoo Celinta Maxaabiista Ku Dhibaataysan Xabsiyada Caalamka Gaar, ahaan Xabsiyada Liibiya.

Goor Dhow Naga Filo Taariikh Nololeedka Cali Saciid Faqi Oo Ah Muwaadin In Muddo Ah Shacabkiisa Wax Badan Uu U Soo Qabtay.

 

Leave a Reply