Sawiro:-Baydhabo Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Shir Looga Hadlaayay Amniga.

0
231

Shirkan looga hadlaayay arimaha aminga ayaa waxaa shir gudoominaayay kusimaha madaxweynaha konfur galbeed soomaaliya ahna wasiirka amniga gudaha mudane xasan Xuseen maxamed (Eelay).

Waxaa sidoo kale shirkan ka soo qeyb galay madax ka socoto wasaarada amiga gudaha dowlada fedraalka soomaaliya iyo saraakiil ka socotay amisom iyo unsom.

Sidoo kale waxaa mudadii labada maalmood ah ee uu socday shirkan lagu gorfeeyay arimaha amaanka iyo dib u dhiska ciidanka, iyadoona la, isla gartay in laga wada shaqeeyo horumarinta amaanka.

                               Halkaan Hoose Ka Daawo:…..

Leave a Reply