Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gaarey Magaalada Baydhabo.

0
599

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa soo gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur galbeed soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa garoonka dayuuradaha Shaati Gaduud International Airport waxaa ku soo dhoweeyay masuuliyiin isugu jirta Heer Federaal iyo Heer maamul gobaleed, Sida R/wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan, Madaxweynaha Puntland Gaas, madaxweynaha Galmudug State Xaaf iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka madaxweynaha jamhuuriyadda soomaaliya uu u soo gaarey magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeyb galka shir beri ka furmayo Baydhabo kaa oo looga hadlaayo arimaha amaanka.

 

Leave a Reply