Somaliland: Ku Dhowaad 500 Maxbuus Oo Xabsiyada Laga Sii Daayay.

0
220

Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi  ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ay tiradoodu gaadhayso in ka badan 500 oo  maxbuus kuwaasi oo ah maxaabiista danbiyada fudfudud ah.

Warkan ayaa lagusheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maanta .

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Maxbuusta cafiska loo fidiyay in ay ku waano qaataan mudada ay ku xirnaayeen Xabsiyada,islamarkaana ay la Shaqeeyeen Madaxda Soomaaliland.

Marka laga gaaro maalamaha munaasabadaha ayaa Madaxda Dowalda Soomaaliya iyo kuwa Maamul gobaleedyada looga bartaa in ay cafis u fidiyaan maxaabiista dambiyada fudud inta lagu guda jiro munaasabada ciida Awgeeda.

Leave a Reply