Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Shir Ka Dhacaya London

0
223

War qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirka dhawaan ka dhacaya magaalada London lagu soo bandhigayo kheyraadka Shidaalka, islamarkaana uu leeyahay dalka iyo sidii loo bixin lahaa ruqsado ama shati ku saabsan shidaal qodista.

Wasaaradda ayaa been abuur ku tilmaamtay in shirkaas lagu suuq geynayo shidaalka Soomaaliya, isla markaana lagu bixinayo xirmooyin dhan 50 Blocks.

Shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa dhici doona 7-da bisha February.

Leave a Reply