Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Beeraleyda Koonfur Galbeed

0
64

Tababarkan oo.socon Doona Mudo Labo maalin ah aya maanta Ka Furmey Magaalada Baydhabo, waxana loo qabtey Beeraleyda koonfur Galbeed Soomaaliya,

waxana Lagu Bari doona Sidii Loo dhisi laha Iskaashatada Beeraleyda kg korna loogu qaadi lahaa Aqoonta Beeraleyda iyo sidii Loo Furi lahaa Kanaalada biyaha Ee Baraha Lagu waraabiyo,

Furitaanka Tababarkan ayaa waxa ka soo qeyb galey wasiir kuxigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka kgs Madax qeybta beraha Hay’adda fAO , Xubno ka socoda DFS. Iyo Agaasimha Guud Ee wasarada Beeraha Iyo waraabka kgs.

Ugu Horeen Furitaanka Tababarka waxaa Ka Hadley isku Xiraha wasaaradaha Beeraha soomaaliya Mohamuud Yaasiin Cartan iyo Madax Qeybta Beerhaa Hay’adda FAO aya ka hadley Tababarkan Iyo wax yabaha lagu baran doono Mudada uu socodo .

Wasiir Kuxigeenka wasaarada Beeraha iyo waraabka koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Xasan Siyaad Ali ayaa Si Rasmi ah u Furey Tababarka Isagoona U Mahaceliyay Hay’adda FAO yo Wasarada beeraha iyo waraabka dfs sida ay Mar waliba Ugu dadaaleyaan kor uqaadida Aqoonta Beeraleyda kgs.

  Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada:-

Leave a Reply