Dhageyso:Taliska Ciidamada Booliska Degmada Baydhabo Oo Kahadley Wada Shaqeynta Bulshada iyo Laamaha Amniga

0
175

Taliyaha Ciidamada DFS J.Mahad Cabdiraxmaan aadan Ayaa Waxaa Uu Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Iyo Ciidanka Booliska Gaar Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ku Amaaney sida Wanaasgan Ee Iskuku Kashanayaan Sugiga Amniga Degmada Baydhabo iyo Degaanada Kale Ee Degmada Hoos imanayaan.

 Taliyaha ayaa Sheegey in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Iyo Ciidanka booliska Gaarka Ah ee Kg Habeen Iyo Maalinba Ay wadaadn Dadaalo Ku aadan Sugida Maniga Magalada Baydhabo Iyo Degaanada Hoos yimadaa.

Leave a Reply