Video:Maamuka Iyo Shacabka Degmada Diinsoor Oo Soo Dhaweeyey Musharaxnimada Shariif Xasan Sheekh aadan

0
254

Shacab weynha ku nool degmada diinsoor ee Gobolka Baay oo ay horkacayaan maamulka degmadaasi ayaa maanta waxey socdaal dheer kusoo mareen wadooyinka degmadaasi’ iyagoo ay wadteen boorar uu kusawiran yahay musharaxa Madaxweynaha dowlad gobleedka koonfur galbeed soomaaliya mudane shariif xasan sheekh aadan waxeyna kudhawaaqayeen ereyo ay kamid yihiin’ adigaan kudooraney mudane Madaxweyne dib usoo iyo ereyo kale oo ay ku mujiranaay tagerada iyo rabitaanka  ay uqabaan in markale shariif xasan sheikh aadan uu noqdo madaxweynaha degaanada koonfur galbeed uu hogaamin doono afarta sano ee soo socota 2019 ilaa iyo 2022.

Socodaalkooda kadib waxey iskugu imadeen xarunta ururaka dhalinyarada degmada diinsoor waxeyna warbaahinta kahor muujireen dareenkooda ku aadan tagerada mudane shariif xasan iyo sida dib usoo labashadiisa loogu jecelyahay dhamaan degaanada iyo degmada diinsoor dhamaan masuulintii iyo shacabkii goobtaasi kahadleen waxey baaq udireen xilidhibaanada odiyaasha dhaqanka iyo shacabka kale eek u nool degaanada koonfur galbeed iyo tageraan codkoodana ay siyaan Shariif xasan sheikh aadan oo markale isku soo sharxey madaxnimada iyo hogaaminta shacabka KG.

Leave a Reply