Wafdi Ka Socda Koonfur Galbeed Oo Goordhow Gaarey Degmada Xudur.

0
511

Wafdigan maanta gaarey degmada xudur ee gobalka bakool ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ku soo showeeyay  masuuliyiinta maamulka degmada, gobalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool xudur.

Waxaana masuuliyiinta koonfur galbeed ee maanta booqday degmada xudur kamid ahaa wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga, wasiirka macdanta iyo biyaha, wasiirka gargaarka iyo masiibooyinka qaranka, iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada koonfur galbeed soomaaliya.

Ujeedka booqashda wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay u kuur gelidda xaalada deegaanka, xariga ka jaridda mashaariic laga fuliyay degmadaasi.

Waxii kusoo kordha warkaan waxaad kala socon kartaan wararkeena danbe insha,allaah.

Leave a Reply