Magalada Baydhabo Oo Maanta Soo Gaarey Wafdi Ka Socda Safaaradda Ingiriiska Ee Soomaaliya

0
557

Wafdigan  ka socday safaaradda Ingriiska Ayaa Waxaa Maanta lagu soo Dhaweeyey Madaxtooyada Koonfuur Galbeed Soomalia, iyadoona uu soo dhoweyey  Kusimaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Amniga Koonfur galbeed Mudane Hassan Hussein Mohamed (Hassan Eley) Iyo Wasiiro Kale oo ka Tirsan Maamulka,

waxaana Ay kulanka kaga wada Hadleen Arimaha hormarinta Shacabka Koonfur galbeed soomaaliya iyo caawinta Maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Koonfur galbeed .

kadib Markii uu Soo Idlaadey kulanka ayaa waxaa Warfidiyeenka la Hadley Afayeenka madaxtooyda  Nuurdiin gacma dheere.

Leave a Reply