WAR DEG DEG AH JAWAARI OO SAXAAFADA UGU YEEREY VILA HARGEYSA

0
94

War Hada Soo Gaarey Xafiiska Warqabadka hubsiimonews.com Magaalada Magadisho Ayaa Sheegaya in Saxaafada Ka Hoolgasha Magaalada Mogadisho Looga Yeerey Xaruunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya
Warar Hoose Ayaa Sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Fedralka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari Lafilaayo in uu khadlo Arimo xasaasi Ah Hadalka Guddoomiyaha Ayaa Kusoo Aadaya Xilli Lasheegey in Laga Gudbiyey Mooshin Kadhan Ah isaga, Waxaana Mooshinka Sharci daro kutilnaamey Hoolwadeenada Baarlamaanka iyo Guddiga joogtada Ah Hase Yeesheee Guddoomiyaha Kuxigeenka Baarlamaanka Ayaa Kutilmaamey Mooshinka Laga keeney jawaari in uu Yahay Mid Shuruudihiisa udhan yihiin Waa Siduu  Hadalka Udhigay
Lama qiyaasi karo Arinta ku Kaliftey Guddoomiyaha in uu Saxaafada uyeero Hayeeshee La Arki Doonee Wixii Kasoo kordha
Isha ku haay hubsiimonews.com

Leave a Reply