Wasaaradda garsoorka koonfur galbeed oo xarun cusub ka furtay xudur.

0
227

Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya Sheikh Xasan Ibraahim (Lugbuur) ayaa maanta xarigga ka jaray xarun loogu talo galay in lagu xaliyo khilaafaadka bulshada reer Xudur.

Munaasabadda xarigga looga jaraayay xaruntan ayaa sidoo kale waxaa goov joog ka ahaa masuuliyiinta maamulka degmada xudur iyo kuwa gobalka.

Wasaaradda cdaaaladda iyo garsoorka koonfur galbeed ayaa wada dadaalo lagu balaarinaayo adeegyada garsoorka ee ay wasaaradda bixiso.

Leave a Reply