Wasiirada Koonfur Galbeed Oo La Dhamaystiray

0
295

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa ku dhawaaqay  qaar ka mid ah Golaha Wasiirada kuwaasoo ka kooban 15 Wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen.

Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa hore u magacaabay qaar kamid ah xubnaha golihiisa wasiirada.

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay;

Leave a Reply