Mashruuca Midnimo Waxaa Hormuud ka ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed sida Wasaarada Qorsheenta Koonfur Galbeed, Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u hashhisinta Koonfur Galbeed Maamulka Gobolka, Maamulka Degmada Baydhabo iyo Commissioner SWS, Waxaa iska Kaashanaya Hay’adaha IOM iyo Un.habitaat.
Munaasaba Dhagax Dhiga Dhismaha Saldhiga Bileyska Xafada Isha ee Degamada Beydhabo ayaa ka qeyb galay Masuuliyiinta kala ah Agaasimaha Wasaarada Arrimha Gudaha koonfur galbeed Jeneralka Booliska KGS, Gudoomiyaha Gobolka iyo Gudoomiye Kuxiggenka Degmada Baydhabo ah kusimaha Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Fududeyaasha Mashruuca Midnimo(Facilitation Team)