Xasan Sheekh Oo Gaaray Degmada Beledweyne

0
54

Wafdi ka socda xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa goor dhow gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wafdiga ayaa casuumaad ka helay bulshada ku dhaqan Baladweyne ayaa waxaa qeyb ka ah xubno ka tiran golaha fulinta ee xisbiga, qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ugu jira xisbiga UPD iyo mas’uuliyiin kale.

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Leave a Reply